Guddoomiyaya Aqalka Sare Oo Ka Qeyb Galay Shirka Midawga Musharrixiinta (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehliyaan xildhibaanno kasoo jeeda goballada waqooyi ee dalka ayaa maanta ka qeyb galay shirka midawga musharrixiinta ee looga tashanayo sidii dalka ay uga dhici laheyd doorasho xor iyo xalaal ah oo waqtigeeda ku qabsoonta. Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa musharrixiinta uu shirka kala qeyb … Continue reading Guddoomiyaya Aqalka Sare Oo Ka Qeyb Galay Shirka Midawga Musharrixiinta (Daawo Sawirro)